In the Name of Allah the Most Gracious the Most Merciful

Home

Donate

Photo Gallery

Video Gallery

Somali

What's New

Contact us

 

OGEYSIIS !!!     OGEYSIIS !!!   OGEYSIIS !!!

 
 

Maamulka Websiteka ee Ururka READ/IQRA, waxay idinku wargelinayaa in uu ku soo kordhiyey qormo cusub oo la magac baxay : 

 

ama Maxay yiraadeen taageeryaasha ururka READ/IQRA.

Sidaa darteed, wuxuu taageerayaasha sharafta leh si naxariis leh uga codsanayaa in ay u soo gudbiyaan fikradahooda iyo qoraallo ku saabsan sidii hawlaha iyo waxqabadka ururka kor loogu qaadi lahaa ama loo balaadhin lahaa, iyaga oo ku soo hagaajinaya cinwaanka e-mailka ururka ee info@readngo.org .

Waxa lagama maarmaan ah in ay fikradahaasi noqdaan kuwo si public ah looga wada akhrisan karo websiteka oo lagu soo bandhigi doono.

Fikraduhu waxay noqon karaan kuwa talooyin ah; ama kuwo ka warbixin ah oo muujinayaa waxyaabo ururku uu qabtay. Waxa kale oo ay noqon karaan ku xambaarsan macluumaad guud oo ku saabsan arrimaha la xiriira WAXBARASHADA, HORUMARKA IYO WIXII LA MID AH.

READ/IQRA Webmaster.

 
 

 

 

Kor

 Copyright 2000 - 2007 Rural Education And Development. All rights reserved.