|
|
||||||
|
In the Name of Allah the Most Gracious the Most Merciful |
| |||||
What's new at READ/IQRA?
News and Important Announcements
Stay up to date with all the latest news and information about your IQRA activities and
services.
Here is where you will find all the latest information, service updates and major announcements
from READ/IQRA ngo.
Be sure to bookmark this page and check back here regularly to stay up to date on news that
may affect your services.
Maxaa ku cusub IQRA?
Wararka iyo ogeysiisyada muhiimka ah
La soco oo ha moogaan dhamaan wararkii u dambeeyey ee ku saabsan ururka IQRA waxqabadkiisa iyo adeegyadiisa.
Halkani waa meesha aad ka heli karto dhamaan wararkii u dambeeyey ee ku saabsan ururka IQRA waxqabadkiisa iyo adeegyadiisa.
Hubi in aad boggan ka dhigato 'bookmark' si aad joogto ugu soo noqoto markasta oo aad eegtid warrakii u dambeeyey ee ururka IQRA.
March 01, 2004 - Wararka u dambeeya ee ku saabsan Fund-raisingka Ururka Waxaa jira hawlo 'Fund-raising'ka oo u socda Ururka, waxaanad kala socon kartaa Forum
gaarka u ah Xubnaha Kaliya.
January 15, 2004 - BAAQ u socda taageerayaasha IQRA iyo khayr falyaasha kale Maamulka IQRA/READ waxa uu dhawaan soo saaray Baaq ku wejahan dhammaan taageerayaasha ururka iyo dadka kale ee khayr-falayaasha ah meel kasta oo ay joogaanba. Tafaasiisha Baaqa kala soco BOGGA DEEQBIXINTA
January 4, 2004 - Warbixintii Dhaqaalaha Ururka ee Sanaddadii la soo dhaafay Warbixintii ilaha dhaqaalaha ee ururka IQRA waxad kala socon kartaa Forum
gaarka u ah Xubnaha Kaliya.
Click here to make donations to READ organization
|
Copyright © 2000 - 2004 Rural Education And Development. All rights reserved. |