In the Name of Allah the Most Gracious the Most Merciful

Home

Donate

Photo Gallery

Video Gallery

Somali

What's New

Contact us

 

OGEYSIIS OGEYSIIS

 
 

KU: DHAMAAN TAGEERAYASHA URURKA

OG: Osman  Douale   Dirir, Guddoomiyaha Ururka

KADIB MARKII LA HABEEYAY MAMUULKII FULINTA EE URURKA WAXAAN HORTABA AAD IYO AAD U SALAAMAYNA DADKII KA QAYB QAATAY KA MIDHO-DHALINTEEDA EE KALA  JOOGA DIBADA IYO GUDAHABA, EE UU U HOREEYO WALALKEEN DR. ABDIRAXMAN JAAMAC HADI.

MARKA LABAAD, WAXAN DHAMAANTIIN IDINKA CODSANAYNA IN  AAD KORDHISAN DADALKII AAD U QABAN JIRTEEN  URURKA.
 

ANIGA OO KU HADLAYNA MAGACAYGA IYO MAGACA GUDIGA FULINTA EE URURKA WAXAN AAN IDINKA RABNAA IN, MAANTA WIXII KA DANBEEYA, AAD NALA SHAQAYSAAN, NAGU GARAB GASHAAN SIDII AAN U FULINLAHAYN HAWSHA NOO TAALA EE AADKA U ADAG. SIDAA DARTEED, WAXAN DHAMAAN IDIN KA CODSANAYNAA IN AAD WAX ALLE WIIXII AAD U BAHATAAN EE WAR AH AAD SI TOOS AH UGU SOO QORTAAN WEBSIDKA URURKA SI AY NOOGU FUDUDAATO IN AAN SI DEG DEG AH UGA SOO JAWAABNO DALABAADKIINA IYO SU’AALIHIINABA.  
 

WIXII WARAR KALE AH, EE INTAA DHAAFSAN, HADII AAD U BAHATAAN WAXAAD KA WARAYSAN KARTAAN GUDOOMIYAHA OSMAN DOUALE OO HADA JOOGA YURUB, MAXAA YEELAY MAALIN KASTA SI TOOS AH AYAAN UWADA XIDHIIDHNAA. FADLAN, WAXA ALLE WIXII QUSEEYA URURKA IYO HORUMARKIISABA SI TOOS AH UGU SOO QORA WEBSIDKA URURKA KAASOO AH MURAAYADA KALIYA EE LA AKHRISAN KARO EE INOO DHEXEEYA, WAX QABADKEENNUNA KA MUUQAN KARO.

 

 

 


OSMAN AXMED IBRAHIM               MAXAMED EGEH BAHDOON

GUDDIME KU XIGEEN                                 XOGHAYE
 

TELEHPNE 002522-4450839

                                - 4456118

                                - 4457550

LINE- 351481-613290   AFRICAN-ONLINE -240238

 

Kor

 Copyright 2000 - 2007 Rural Education And Development. All rights reserved.