In the Name of Allah the Most Gracious the Most Merciful

Home

Donate

Photo Gallery

Video Gallery

Somali

What's New

Contact us

 

  O G E Y S I I S!   O G E Y S I I S!   

 
  WAXAA DHAMAAN TAAGEERAYAASHA URURKA LAGU WARGALINAYAA, KADIB MARKII LA MIDEEYAY MAMUULKII XAFIISKA BOORAMA, IN MAANTA OO AY BISHU TAHAY 14/10/2007 DIB LOO FURAY XAFIISKII URURKA EE IQRA /READ BOORAMA OO AY IDINKU SUGAYAAN DHAMAAN GUDIGII FULINTA EE URURKA OO U MADAX KA YAHAY WALALKEEN OSMAN AXMED IBRAHIIM IYO WALALIHIII FULINTA.

SIDA DARTEED, WAXAN KA CODSANAYAA DHAMAAN TAAGEERAYAASHA URURKA (DIBAD IYO GUDABA) IN AY SI TOOS AH ULA XIRIIRAN XAFIISKA URURKA OO TELFONKIISU YAHAY: 002522613290 iyo 351481, AMA KAN MAMUULAHA XAFIISKA, SHEKH OSMAN AXMED IBRAHIIM OO AH: 0025224450839 MOBILE.  HALKAA OO AAD KA HELI DONTAAN WIXII FAAHFAAHIN AH EE AAD U BAAHATAAN, WAXAA KALE OO AAN IDIN OGAYSIINAYNAA IN AAN MASUULIYADDA LACAGTA, LAGA BILAABO 14/10/2007, SAXEEXEEDA AY YEELANAYAAN:
        1- SHEIKH OSMAN AXMED IBRAHIM - GUDOOMIYE K/XIGENKA
        2- ABDILLAHI RABIILE                         - Admin & finance
        3- OMAR IBRAHIM FARIID                   - ACCOUNTANT


WALAALAYAAL, SI AAN U ILAALINO NIDAAMKA IYO HABSAMI U SOCODKA HAWSHA, WAXAAN DHAMAANTIIN IDINKA CODSANAYNAA IN AAD SI TOOS AH ULA XIRIIRTAAN XAFIISKA IYO MAMUULKA GUDIGA FULINTA, SI AAD UGA BOGATAAN WIXII SU'AALO AH EE AAD QABTAN

SHAQO WANAAGSAN


OSMAN DOUALE
GUDOOMIYAHA URURKA
0046739719960

 

Kor

 Copyright 2000 - 2007 Rural Education And Development. All rights reserved.