|
|
|||||||
|
In the Name of Allah the Most Gracious the Most Merciful |
| ||||||
|
O G E Y S I I S !!!! O G E Y S I I S !!! |
||
|
Assalaamu calaykum waraxmatullaahi wabarakaatuhu |
||
|
Shirkaas oo lagu falanqeeyey badbaadinta hawl galadii muddada dheer ay soo waday IQRA/READ, waxaana gabagabadii shirkaas lagu dhisay garab madax banaan oo loo bixiyey IQRA Djibouti, taageerona u noqon doona urur waynaha READ/IQRA. Isla markaa waxaa shirkaasi lagu dhisay Guddida fulinta ee maamulka u qaban doonta IQRA Djibouti, waxaanay kala yihiin sidan:
1.
Naciima Yusuf Wadaad - President Sidaa daraadeed, waxaan ka rajaynaynaa guud ahaan taageerayaasha Ururka READ/IQRA meel kasta oo ay joogaanba in ciddii faahfaahin ama akhbaar kale u hollanaysaa ay la soo xiriiri karto xubnaha hoggaanka u haya IQRA Djibouti: Tel: +253 81 58 01 |
|
Copyright © 2000 - 2004 Rural Education And Development. All rights reserved. |