Muuqaalka Hawalaha dhismaha GEB Secondary School
Ururka READ/IQRA waxa ka go'an in ilmaha miyiga ku nooli waxbarto
"walaalayaal waxaan soo qaaday sawiradan toban cisho ka hor sidaad ku arki doontaana waa afartii class iyo officeskii oo jaajuurku joogo halkii jiingada lagu saari lahaa waxaan lagu dhajin dhagaxii hada macaa dhagaxii waa la saaray jiinbgadii uunbay sugayaan. seesasku waa labadii dormitory (hooyga ardayda) iyo jaajuurkii la sameeyey oo daadsan" - Engineer Bilal
waa dhismihii xafiisyada (offices) oo jooga heerkii jiingad-saarista
waa seeskii hoyga ardayda (Domitories) oo dhamaaday - jaajuurkii dhismuhu diyaar yahay
Xafiisyaddii oo maraya heerkii inta aan dhagax jiingada ka horeeya
Kor