|
|
|||||||
|
In the Name of Allah the Most Gracious the Most Merciful |
| ||||||
|
CODSI: GARGAAR BANI
AADAMNIMO. |
||
|
Sawiraddan naxdinta leh waxa soo qaaday taageere ka mid ah taageerayaasha hawlaha adeegyada ee urur weynaha READ/IQRA, gaar ahaan READ-Djibouti ka hayo goboladda Awdal iyo Salal, isaga oo dhawaan booqasho ku soo maray dugsiga fardo-xidhka oo ka mid ah dugsiyada hoosyimaadda maamulka ururka READ/IQRA. Sida hadaba sawiradan ka muuqata wiilkan yari waxa oo u baahanyahay in dhibaatadaa rabaaniga ah ee haysata wax looga qabto ama loo qaylo diro ciddii wax u qaban karta. Sidaad aragtaanna, waxa uu dadaal weyn ugu jiraa sidii uu wiilkaa dhibaataysane caruurta qayrkii ah wax ula baran lahaa oo uu waxbarashada uu ula tartami lahaa. Sidaa darteed, akhristow, intii awoodaada ah wixii aad la qaban karto kala xiriir info@readngo.org . |
||
![]() |
||
![]() |
||
![]() |
|
Copyright © 2000 - 2009 Rural Education And Development. All rights reserved. |